• JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Monday, June 16, 2025
  • Login
Radio Dalsan
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Play
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
No Result
View All Result
Radio Dalsan
No Result
View All Result
Home Warar

Booliska oo shaaciyay Khasaaraha weerarkii Al-shabaab ee Hotel Elite

Bilan Media by Bilan Media
August 17, 2020
in Warar, Wararka Idaacadda, XULKA WARARKA
Reading Time: 2 mins read
A A
0
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Taliska Ciidanka Booliska Soomaaliya ayaa faah faahin ka bixiyay Khasaaraha ka dhashay weerarkii qaraxa ku bilowday ee gelinkii dambe ee shalay Al-shabaab ku qaadeen Hotelka Caanka ah ee Elite ee ku yaalla xeebta Liido ee Magaalada Muqdisho.

Afhayeenka Ciidanka Booliska Sidiiq Aadan Cali Doodisho oo warbaahinta kula hadlay afaafka hore ee Hotelka ayaa waxaa uu sheegay in weerarka uu ka dhashay Khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac oo soo gaaray dad shacab ah iyo Mas’uuliyiin.

Waxaa uu sheegay Afhayeen Doodisho in weerarka ay ku dhinteen 16 ruux oo 5 ka mid ah ay yihiin ragii weerarka ku qaaday Hotelka, halka ay ku dhaawacmeen 13 qof oo ku sugnaa Hotelka xili uu weerarka dhacayay.

Afhayeenka Ciidanka Booliska ayaa tilmaamay in Ciidanka amniga ay badbaadiyeen dad ku dhow 300 oo qof, kuwaasi oo ku go’doonsanaa hotelka, waxaana dadkaas ku jiray Xildhibaan Cabdullaahi Axmed Nuur oo ah Milkiilada Hotelka iyo Mas’uuliyiin kale.

Dadka ku dhintay weerarka ayaa waxaa kamid ah Agaasimihii xiriirka Gobolada ee Wasaaradda Warfaafinta Xukuumadda Soomaaliya Cabdirisaaq Cabdi iyo dad kale oo u badnaa shacab, isla markaana ku damaashadayay Elite.

War qoraal ah oo lagu faafiyay baraha Internet-ka Al-shabaab ayaa waxaa ay ku sheegteen Mas’uuliyada weerarka ku bilowday qaraxa Ismiidaaminta ahaa ee shalay lagu qaaday Hotelka  Elite ee xeebta Liido ee Magaalada Muqdisho.

Previous Post

Farmaajo oo kulan la qaatay Madaxda M/Goboleedyada iyo Duqa Muqdisho

Next Post

Madaxweyneyaashii hore oo War kasoo saaray Weerarkii Muqdisho

Bilan Media

Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Related Posts

Kulan Ka Mid Ah Golaha Shacabka oo U Baaqday Kooram La’aan Awgeed
Warar

Kulan Ka Mid Ah Golaha Shacabka oo U Baaqday Kooram La’aan Awgeed

June 16, 2025
Madaxweyne Xasan Sheekh: Dowladda Soomaaliya Weli Waxaa Ka Go’an Wadatashi Qaran iyo Midnimo Siyaasadeed
Warar

Shirka Wadatashiga Qaran oo Lagu Wado Inuu Ka Furmo Muqdisho Galabta

June 16, 2025
Buundada  Bariire oo Qarax Lagu Burburiyay
Warar

Buundada Bariire oo Qarax Lagu Burburiyay

June 16, 2025
Trump oo la sheegay inuu diiday qorshe Israa’iil ku dooneysay dilka Aayatollah Khamenei
Caalamka

Trump oo la sheegay inuu diiday qorshe Israa’iil ku dooneysay dilka Aayatollah Khamenei

June 16, 2025
Dib-udhac ku yimid shirkii Wadatashiga Qaran ee uu iclaamiyay Madaxweyne Xasan Sheekh
Warar

Dib-udhac ku yimid shirkii Wadatashiga Qaran ee uu iclaamiyay Madaxweyne Xasan Sheekh

June 15, 2025
Weerarro culus oo u dhexeeya Iran iyo Israa’iil oo cirka isku shareeray
Caalamka

Weerarro culus oo u dhexeeya Iran iyo Israa’iil oo cirka isku shareeray

June 15, 2025
Next Post

Madaxweyneyaashii hore oo War kasoo saaray Weerarkii Muqdisho

Kulan Ka Mid Ah Golaha Shacabka oo U Baaqday Kooram La’aan Awgeed

Kulan Ka Mid Ah Golaha Shacabka oo U Baaqday Kooram La’aan Awgeed

by Ilhaan
June 16, 2025
0

Kulankii maanta ee Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa u baaqday sababo la xiriira kooram la’aan, iyadoo fadhiga ay...

Madaxweyne Xasan Sheekh: Dowladda Soomaaliya Weli Waxaa Ka Go’an Wadatashi Qaran iyo Midnimo Siyaasadeed

Shirka Wadatashiga Qaran oo Lagu Wado Inuu Ka Furmo Muqdisho Galabta

by Ilhaan
June 16, 2025
0

Waxaa galabta lagu wadaa in si rasmi ah magaalada Muqdisho uga furmo shirkii uu dhawaan iclaamiyay Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya,...

Buundada  Bariire oo Qarax Lagu Burburiyay

Buundada Bariire oo Qarax Lagu Burburiyay

by Ilhaan
June 16, 2025
0

Ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa fuliyay howlgal qorsheysan oo ka dhacay deegaannada Awdhiigle, Bariire, Sabiid iyo Caanoole ee gobolka Shabeellaha...

Trump oo la sheegay inuu diiday qorshe Israa’iil ku dooneysay dilka Aayatollah Khamenei

Trump oo la sheegay inuu diiday qorshe Israa’iil ku dooneysay dilka Aayatollah Khamenei

by Ilhaan
June 16, 2025
0

Warar ay baahisay CBS News ayaa sheegaya in Madaxweynihii hore ee Mareykanka Donald Trump uu ka hor yimid qorshe ay...

Kulan Ka Mid Ah Golaha Shacabka oo U Baaqday Kooram La’aan Awgeed
Warar

Kulan Ka Mid Ah Golaha Shacabka oo U Baaqday Kooram La’aan Awgeed

June 16, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Madaxweyne Xasan Sheekh: Dowladda Soomaaliya Weli Waxaa Ka Go’an Wadatashi Qaran iyo Midnimo Siyaasadeed
Warar

Shirka Wadatashiga Qaran oo Lagu Wado Inuu Ka Furmo Muqdisho Galabta

June 16, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Buundada  Bariire oo Qarax Lagu Burburiyay
Warar

Buundada Bariire oo Qarax Lagu Burburiyay

June 16, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Trump oo la sheegay inuu diiday qorshe Israa’iil ku dooneysay dilka Aayatollah Khamenei
Caalamka

Trump oo la sheegay inuu diiday qorshe Israa’iil ku dooneysay dilka Aayatollah Khamenei

June 16, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
India’s Diplomatic Tightrope: Why New Delhi Refused to Condemn Israel in SCO Statement on Iran Strikes
English News

India’s Diplomatic Tightrope: Why New Delhi Refused to Condemn Israel in SCO Statement on Iran Strikes

June 16, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Dib-udhac ku yimid shirkii Wadatashiga Qaran ee uu iclaamiyay Madaxweyne Xasan Sheekh
Warar

Dib-udhac ku yimid shirkii Wadatashiga Qaran ee uu iclaamiyay Madaxweyne Xasan Sheekh

June 15, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Facebook Twitter

About

Radio Dalsan

Radio Dalsan

Radio Station

Radio Dalsan was established in April 2012 in Mogadishu, Somalia with FM frequency 91.5MHz . The radio is registered with the federal ministry of information in Somalia. Dalsan is an independent and autonomous FM Radio station. The radio broadcasts for 18 hours in Somalia and also the Radio is on satellite broadcasting to Africa and Asia.

Follow us

Categories

  • Africa
  • Barnaamijyada
  • Bilan Media
  • Caafimaadka
  • Caalamka
  • Diini
  • English News
  • Maqal
  • Muuqaal
  • Opinion
  • Podcast
  • Warar
  • WARARKA AF INGIRIISIGA
  • Wararka Idaacadda
  • Wareegga Wararka
  • Wareysiyada
  • World News
  • Xulashada Ciyaaraha
  • Xulasho
  • XULKA WARARKA

Recent Posts

  • Kulan Ka Mid Ah Golaha Shacabka oo U Baaqday Kooram La’aan Awgeed
  • Shirka Wadatashiga Qaran oo Lagu Wado Inuu Ka Furmo Muqdisho Galabta
  • Buundada Bariire oo Qarax Lagu Burburiyay
  • Trump oo la sheegay inuu diiday qorshe Israa’iil ku dooneysay dilka Aayatollah Khamenei

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In
No Result
View All Result
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

-
00:00
00:00

Queue

Update Required Flash plugin
-
00:00
00:00