Dhageyso: Degmooyinka Kaaraan Iyo Cadaado oo Iskaga horyimid tartan-aqooneedka radio Dalsan

Waxa caawa ku tartamay habeenkii Labaad ee tartan aqooneedka Radio Dalsan degmooyinka Kaaraan iyo Cadaado.

Tartanka oo ahaa mid xasaasi ah waxaa kusoo Baxday Degmada Kaaraan oo Keensatay 13 Dhibcood Halka Cadaado ay la tamid 10 Dhibcood.

Tartanka waxa caawa soo baxday degmada Kaaraan ee Gobolka Banaadir waxaana halkasi ku hartay degmada Cadaado ee Gobolka Gel-gaduud.