Xildhibaannada Labada Aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa mee mariyay Codsi kaga yimid Madaxweyne Xasan Sheekh.
Baarlamaanka ayaa cod aqlabiyad ah ku ansixiyay codsiga madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ee ahaa in fasaxa Baarlamaamka dib loo dhigo mudo bil ah si looga shaqeeyo shuruucdii dalka ku hagi laheyd doorasho qof iyo cod ah.
Dhawan madaxweyne Xasan Sheekh ayaa sheegay in Xildhibaanada uu u gudbisan doono in dib loo dhigo mudo bil ah si looga shaqeeyo shuruucdii dalka.