Baarlamaanka Dalka Oo Maalintii Labaad Dhageeysan Doona Khudbadaha Musharaxiinta.

Iyadoo Maalintii Khamiista Aynu Soo Dhaafnay ay Bilaabatay Dhageeysiga Khudbadaha Musharaxiinta  Utaagan Qabashada Xilka Madaxtinimo ee Dalka aya Maanta oo Sabti ah Markale ay Dhageysan Donaan Baarlamaanku Khudbadaha Musharaxiinta.

Musharaxiinta khudbadaha jeedin doona Maanta aya ah Seddeed  musharax, waxaana uu Midkasta Heestaa Waqti Dhan 30 Daqiiqo inuu ku soo Bandhigo Waxqabadkiisa, Hadii La Doorto.

Musharaxiintaasi ayaa Kala ah:-

1 Cabdinaasir Cabdulle Maxamed

2 Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame

3 Cabdiraxmaan Maxamed Maxamuud (Faroole)

4 Cabdullaahi Cali Axmed (Cadow Cali Gees)

5 Cabdullaahi Cali Xasan

6 Cabdullaahi Ciilmooge Xirsi

7 Cabduqaadir Cosoble Cali

8 Cali Xaaji Warsame

Seddeeda Musharax ee kale uguna Danbeeya ayaa la Dhageeysan Donaa Barnaamijkooda Wax Qabad  Biri oo Axad ah, Waxana Doorashada Madaxweynaha ay Dhici Doontaa Maalinta Arabacada oo ay Taariikhdu Tahay Sedeeda February Sanada 2017 waxaana ku Tartami Doona 24-tan Musharax Kursiga Madaxweynaha.

 

About Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

View all posts by Bilan Media