Al Shabab oo si buuxda ula wareegtay degmada Ruunigood

Wararka ka imaanaya gobolka Shabelada Dhexe ayaa sheegaya in Al Shabab ay dib u qabsatay degmada Ruunigood ee gobolkasi kadib dagaal xoogan oo halkasi ka dhacay.

Ugu yaraan 20 ruux ayay wararka qaar sheegayan iney dagaalka ku dhinten inkastoo aan si rasmi ah loo xaqiijin karin.

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor