Wasiirka Wasaaradda arrimaha gudaha iyo dowladaha Hoose ee Maamulka Hirshabeelle Maxamed Cali Caadle ayaa Guddoomiye Cusub Degmada Buulo-burte ee Gobolka Hiiraan.
Wareegto ka soo baxday Xafiiska Wasiir Caadle ayaa waxaa Guddoomiyaha Cusub ee Degmada Buulo-bure loogu Magacaabay inuu noqdo Feysal Haajir Aadan, kaasi oo bedelaya Guddoomiyihii hore ee degmadaas.
Sidoo kale Wareegtadan ayaa waxaa bulshada qeybaheeda kala duwan ee kunool degmdaas lagu faray inay la shaqeeyaan Guddoomiye Feysal Aadan si uu u guto waajibaadkiisa Shaqo.
Hoos ka Akhriso Warqada Magacaabista.