Akhriso:-Shan xisbi siyaasadeed oo soo saaray War-saxaafadeed

Xisbiyada qaran ee kala ah: UPD, Ilays, NDP, Wadajir iyo NPP oo si qoto dheer u darsay Hindise Sharciyeedka Doorashooyinka Qaran ee ay dhowaan ansixiyeen goalaha Wasiirada Xukuumadda Federaalka ayaa waxay qodobo dhowr ah kasoo saareen gaabiska jira iyo suurta-galnimada mudo xileedka Dowladda Federaalka ee haatan xilka heysa.

Hoos ka Akhriso War-saxaafadeedka kasoo baxay Xisbiyada.

Comments
Loading...