Wareegto kasoo baxday Xafiiska Raโiisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa Maanta waxaa lagu magacaabay Saddex Wasiir oo kamid noqonaya Golaha Wasiirada Soomaaliya.
Raโiisul Wasaare Kheyre ayaa Wasiirka Wasaaradda Dastuurka Soomaaliya u magcaabay Saalax Axmed Jaamac,Wasiirka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ayaa loo mgacaabay Sadiiq Warfaa,halka Fowsiya Maxamed Sheekh oo loo magacaabay Wasiirka Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha.