Akhriso:-Maxay ku Eedeeyeen Madaxweyne Farmaajo Xildhibaanada ka gudbiyay mooshinka?

Tiro Xildhibaano ah ayaa mooshin ka dhan ah Madaxweynaha Soomaaliya waxa ay  Galabta u gudbiyeen Guddoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan.

Xildhibaanada ayaa gudbiyay warqad ka kooban 7 Bog,kuwaas oo ay kusoo qoreen waxyaabaha ay ku eedeynayaan Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.

Qodobada ay ku eedeeyeen ayaa waxaa ka mid ahaa in uu ku xadgudbay qoodb ka mid ah Dastuurka iyo in uu heshiis la soo galay madaxweynayaasha Itoobiya iyo Eritrea.

Hadaba Hoos Ka Akhriso qodobada ay u cuskadeen.

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor