• JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Monday, May 12, 2025
  • Login
Radio Dalsan
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Play
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
No Result
View All Result
Radio Dalsan
No Result
View All Result
Home Warar

Akhriso:-Maxaa iska bedelay waan-waantii laga dhex waday Farmaajo iyo RW Rooble?

Dalsan Editor by Dalsan Editor
September 23, 2021
in Warar, Wararka Idaacadda
Reading Time: 3 mins read
A A
3
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan iyo Madaxweynaha Galmudug ayaa weli wada dadaalo kala duwan oo ay ku doonayaan in lagu xaliyo khilaafka u dhexeeya Madaxweyne Farmaajo iyo Ra’iisul Wasaare Rooble.

Madaxweyne Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor iyo Guddoomiye Mursal oo ay wehliyaan xubno Wasiiro ayaa kulamo saacado badan qaatay la yeeshay Farmaaj iyo Rooble, iyagoona ka dalbaday in khilaafka lasoo afjaro, lana dhammeeyo xiisada siyaasadeed ee taagan.

Guddiga ayaa kulankii ugu dambeeyay xalay la qaatay Madaxweynaha muddo xileedkiisa dhammaaday ee Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, isla markaana kala hadlay Qodobo dhowr ah oo ku doonayaan in lagu xaliyo khilaafka labada dhinac.

Ilo-wareedyo lagu kalsoonaan karo ayaa sheegaya in Guddiga wada waan-waanta ay soo jeediyeen in kiiska Ikraan Tahliil loo daayo Maxkamadda awoodda dastuuriga u leh ee kiiska dacwadu hor yaallo, balse Farmaajo ayaa la sheegay inuu doonayo inay marka hore shaqeeyaan Guddiga uu isaga magacaabay.

Sidoo kale Guddiga ayaa soo jeediyay in Jeneraal Bashiir Gooble uu si KMG ah u sii hayo xilka hay’adda Nabadsugida iyo sirdoonka Qaranka ee NISA, isla markaana Madaxweynaha iyo Ra’iisul Wasaaraha kasoo heshiiyaan Taliyaha rasmiga noqon doono muddo kooban.

Wararka ayaa intaas waxaa ay kusii darayaan in Madaxweynaha muddo xileedkiisa dhammaaday ee Maxamed Cabdullaahi Farmaajo Farmaajo uu diiday in Bashiir Gooble uu si KMG ah u sii hayo xilka NISA, wuxuuna ku adkeystay in Yaasiin Farey sii hayo xilka hey’adda.

Waxaa kaloo Guddiga soo jeediyeen in Ra’iisul Wasaare Rooble uu Wasiirka Amniga Cabdullaahi Maxamed Nuur u bedelo wasaarad kasta oo ka mid ah 25 wasaaradood, halka Farmaajo uu soo jeediyay 2 wasaaradood kaliya mid ka mid ah in loo wareejiyo C/llaahi Maxamed Nuur.

Guddiga ayaa la filayaa in waxyaabihii xalay kala soo kulmeen Farmaajo maanta la wadaagaan Rooble, iyadoo ay muuqato in wada hadaladii labadii cisho ay soo wadeen in natiijo la’aan tahay oo dhinac walba uu halkiisa taagan yahay.

Previous Post

Golaha Wasiirada Koonfur Galbeed oo Maanta Shir ku yeeshay Baydhabo

Next Post

Malleyshiyaad hubeysan oo dad shacab ah ku laayay Gobolka Galgaduud

Dalsan Editor

Dalsan Editor

Related Posts

Maleeshiyaad Hubeysan oo Shacab Ku Dilay Duleedka Degmada Cadalle
Warar

Maleeshiyaad Hubeysan oo Shacab Ku Dilay Duleedka Degmada Cadalle

May 11, 2025
Putin oo Ukraine Ku Casuumay Wadahadal Toos ah
Caalamka

Putin oo Ukraine Ku Casuumay Wadahadal Toos ah

May 11, 2025
“Golaha Amaanka ee Qaramada Midoobe oo Ka Shiraysa Maalgelinta ATMIS”
Warar

“Golaha Amaanka ee Qaramada Midoobe oo Ka Shiraysa Maalgelinta ATMIS”

May 11, 2025
Xabbad-Joojin Degdeg ah: Hindiya iyo Pakistan oo Ku Heshiiyay Joojin Dagaal
Caalamka

Xabbad-Joojin Degdeg ah: Hindiya iyo Pakistan oo Ku Heshiiyay Joojin Dagaal

May 11, 2025
SSC-Khaatumo Leader Holds Key Political Meetings in Mogadishu
English News

SSC-Khaatumo Leader Holds Key Political Meetings in Mogadishu

May 11, 2025
Mas’uuliyiinta SoDMA iyo Gobolka Banaadir oo Ka Shiray Saameynta Roobabkii Xalay ka Da’ay Muqdisho
Warar

Mas’uuliyiinta SoDMA iyo Gobolka Banaadir oo Ka Shiray Saameynta Roobabkii Xalay ka Da’ay Muqdisho

May 10, 2025
Next Post

Malleyshiyaad hubeysan oo dad shacab ah ku laayay Gobolka Galgaduud

Somalia’s Minister of Internal Security Hosts Reception for SSC-Khaatumo Leader in Mogadishu

Somalia’s Minister of Internal Security Hosts Reception for SSC-Khaatumo Leader in Mogadishu

by Dalsan Editor
May 11, 2025
0

Somalia's Federal Government Minister of Internal Security, Abdullahi Sheikh Ismail (Fartaag), on Sunday hosted a special welcoming reception in honor...

Two Civilians Killed in Targeted Attack in Koogaar, Middle Shabelle: Rising Fears of Clan Violence

Two Civilians Killed in Targeted Attack in Koogaar, Middle Shabelle: Rising Fears of Clan Violence

by Liban
May 11, 2025
0

Koogaar (also known as Burdheere), Middle Shabelle Region – Two civilians were killed early this morning in a targeted attack...

Putin Proposes Direct Peace Talks With Ukraine Amid Growing Western Calls for Unconditional Ceasefire

Putin Proposes Direct Peace Talks With Ukraine Amid Growing Western Calls for Unconditional Ceasefire

by Liban
May 11, 2025
0

MOSCOW / KYIV / ISTANBUL —Russian President Vladimir Putin has declared his readiness to engage in direct peace talks with...

Maleeshiyaad Hubeysan oo Shacab Ku Dilay Duleedka Degmada Cadalle

Maleeshiyaad Hubeysan oo Shacab Ku Dilay Duleedka Degmada Cadalle

by Ilhaan
May 11, 2025
0

Wararka laga helayo deegaanka Koogaar (loogu yeero sidoo kale Burdheere), oo hoos taga degmada Cadalle ee gobolka Shabeellaha Dhexe, ayaa...

Somalia’s Minister of Internal Security Hosts Reception for SSC-Khaatumo Leader in Mogadishu
English News

Somalia’s Minister of Internal Security Hosts Reception for SSC-Khaatumo Leader in Mogadishu

May 11, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Two Civilians Killed in Targeted Attack in Koogaar, Middle Shabelle: Rising Fears of Clan Violence
English News

Two Civilians Killed in Targeted Attack in Koogaar, Middle Shabelle: Rising Fears of Clan Violence

May 11, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Putin Proposes Direct Peace Talks With Ukraine Amid Growing Western Calls for Unconditional Ceasefire
English News

Putin Proposes Direct Peace Talks With Ukraine Amid Growing Western Calls for Unconditional Ceasefire

May 11, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Maleeshiyaad Hubeysan oo Shacab Ku Dilay Duleedka Degmada Cadalle
Warar

Maleeshiyaad Hubeysan oo Shacab Ku Dilay Duleedka Degmada Cadalle

May 11, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Has Trump Chosen Riyadh Over Tel Aviv? US-Saudi Nuclear Deal Sparks Alarm
English News

Has Trump Chosen Riyadh Over Tel Aviv? US-Saudi Nuclear Deal Sparks Alarm

May 11, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Putin oo Ukraine Ku Casuumay Wadahadal Toos ah
Caalamka

Putin oo Ukraine Ku Casuumay Wadahadal Toos ah

May 11, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Facebook Twitter

About

Radio Dalsan

Radio Dalsan

Radio Station

Radio Dalsan was established in April 2012 in Mogadishu, Somalia with FM frequency 91.5MHz . The radio is registered with the federal ministry of information in Somalia. Dalsan is an independent and autonomous FM Radio station. The radio broadcasts for 18 hours in Somalia and also the Radio is on satellite broadcasting to Africa and Asia.

Follow us

Categories

  • Africa
  • Barnaamijyada
  • Bilan Media
  • Caafimaadka
  • Caalamka
  • Diini
  • English News
  • Maqal
  • Muuqaal
  • Opinion
  • Podcast
  • Warar
  • WARARKA AF INGIRIISIGA
  • Wararka Idaacadda
  • Wareegga Wararka
  • Wareysiyada
  • World News
  • Xulashada Ciyaaraha
  • Xulasho
  • XULKA WARARKA

Recent Posts

  • Somalia’s Minister of Internal Security Hosts Reception for SSC-Khaatumo Leader in Mogadishu
  • Two Civilians Killed in Targeted Attack in Koogaar, Middle Shabelle: Rising Fears of Clan Violence
  • Putin Proposes Direct Peace Talks With Ukraine Amid Growing Western Calls for Unconditional Ceasefire
  • Maleeshiyaad Hubeysan oo Shacab Ku Dilay Duleedka Degmada Cadalle

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In
No Result
View All Result
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

-
00:00
00:00

Queue

Update Required Flash plugin
-
00:00
00:00