Xafiiska Warqabadka ee Radio Dalsan waxaa soo gaaray Nuqul ka mid ah Qoraal ay Guddiga Madaxa-bannaan ee Xalinta Khilaafyadda Doorashadda ka soo saareen xubno laga saaray Liiska Xildhibaanadda ku soo baxay Doorashaddii dhawaan ka dhacday Caasimadaha Maamul-gobaleedyadda hoos taga Dowladda Federalka.
Liiska xubnaha ay Guddigaasi laaleen ayaa waxaa lagu xusay in 11-xubnood la laalay Doorashadii ay ku soo baxeen.
Halkan ka akhriso Go’aanka lagu baab’iyey iyo Kuraasta dib loogu tartami doono:
©Radio Dalsan