(AKHRISO): Magacyadda Golaha Wasiiradda ee Maamulka HirShabelle.

Madaxweynaha Hirshabelle, ayaa shaaciyey magacyadda Golihiisa Wasiiradda oo ka kooban 23 Wasiir, 23-Wasiir-xigeeno iyo 6 Wasiir-dowlayaal.

Agaasimaha Madaxtooyadda Hirshabelle, C/qaadir C/lle Xooshow ayaa Saxaafadda u soo gudbiyey Liiska Xubnaha Golaha Wasiiradda ee Golahaasi.

Halkan ka akhriso Magacyadooda:-

 

About Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

View all posts by Bilan Media