Xasan Cali Kheyre Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya waxaa uu Magacaabay Guddiga taakuleynta Qranka kuwaas oo qorshuhu yahay in ay ka qeyb qaataan u gurmashada dadkii ku waxyeeloobay qarixii Wadada 14 Octoper Ex Zoobe.
Guddigaan ayaa waxa ay ka kooban yihiin ilaa 1 Xubnood kuwaas poo laga soo kala xulay qeybaha kala duwan ee Bulshada.
Hoos Ka Akhriso Magacyada Xubnaha Guddiga Taakuleynta Qaranka
1.Cabdullaahi Maxamed Shirwac, Guddoomiye
- Maxamed Yuusuf (Tigey), Guddoomiye Ku Xigeen
- Sh. Nuur Baaruud Gurxan, Xubin
- Sh Bashiir Axmed Salaad, Xubin
- Caasho Shaacuur Ugaas, Xubin
- Aamina Xaaji Cilmi, Xubin
- Sh Cabduqaadir Sh Maxamed (Soomoow), Xubin
- Sh Cali Maxamuud Xasan (Wajiis), Xubin
- Sh Yuusuf Cali Caynte, Xubin
- Khadar Ismaaciil, Xubin
- Sucdi Daahir Diiriye, Xoghaynta Guddiga