Akhriso:-Jawaari oo Xildhibaannada ka hor cadeeyey is casilaadiisa

Kulankii Golaha Shacabka Soomaaliya ayaa maalmo kadib waxa uu Maanta ka furmay Xarunta golaha Shacabka Soomaaliya,waxana kulanka khudbad ka jeediyey guddoomiyihii is casilay ee Golaha Shacabka Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari.

Jawaari oo khudbad dheer ka jeediyey kulanka ayaa halkaasi uga dhawaaqay is casilaadiisa,isaga oo sheegay in ammaanadii ay u dhiibteyn Shacabka Soomaaliyeed uu ku wareejinayo.

Waxa uu Golaha ka dalbaday in ay cafiyaan intii uu xilka hayay,isla markaana ay ka aqbalaan istaqaalada uu u soo gudbiyey.

Hoos Ka Akhriso Khudbada Jawaari uu kulanka ka jeediyey oo qoraal ah.

About Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

View all posts by Bilan Media