Guddiga Madaxa bannaan ee xudduudaha iyo Doorashooyinka Jubbaland ayaa casuumaad iyo la kulan u fidiyay dhammaan Musharaxiitau tartamaysa xilka Madaxtinimada Madaxweynaha dowlad Goboleedka Jubbaland.
Sidoo kale Guddiga Doorashooyinka Jubbaland ayaa sheegay in Muwaadin kasta oo doonaya in uu u tartamo xilka Madaxweynaha Jubbalandn ay soo dhaweynayan,isla markaana tilmaamay ay diyaar u yihiin inay dhageystaan cid walba oo fikir qabta.
Magaalada Kismaayo ee Caasimadda dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa waxaa lagu wadaa in Bisha soo socota ay ka dhacdo Doorashooyinka Guddoomiyaha Baarlamaanka iyo mida Madaxweynaha Jubbaland.
Hoos ka Akhriso Warka Guddiga Doorashooyinka Jubbaland.