Sheekh Maxamed Shaakir Cali Hassan ayaa ka Tacsiyeeyay shacabkii ku naf waayay dagaalkii ay Al-shabaab ku soo qaaden Saaka deegaanka shabeelow iyo Qaranroow ee hoostaga Degmada Bacadweyn ee Gobolka Mudug.
War uu soo saaray Sheekh Maxamed Shaakir ayaa Waxaa uu sheegay in shacabka loo gurmado, waxaana maamulka iyo shacabka degaanda Galmudug uu ugu baaqay in ay is garabsadan.
Sheekh Maxamed Shaakir oo ahaa Madaxii Xukuumadda Galmudug kana tirsanaa hoggaanka sare ee Ahlusunna ee laga saaray Galmudug ayaa hadalkiisu waxa uu kusoo aadayaa iyadoo saaka degaanka Baacaadweyn uu dagaal ka dhacay, kaasi oo dhexmaray dadka degaanka iyo Al-shabaab.
Hoos ka Aqriso Hadalka Sheekh Shaakir