• JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Wednesday, July 30, 2025
  • Login
Radio Dalsan
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Play
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
No Result
View All Result
Radio Dalsan
No Result
View All Result
Home Warar

Faahfaahin: EU-da oo Taageero Dhaqaale oo Degdeg ah u fidinayso dalal ay Somalia ka mid tahay

Dalsan Editor by Dalsan Editor
January 8, 2017
in Warar
Reading Time: 3 mins read
A A
1
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Madaxa Midowga Europe ugu qaabilsan Kaalmadda Aadminimo iyo Maareynta Masiibooyinka, Christos Stylianides ayaa ku dhaawaaqay inay EU-da sii daynayso Kaalmo Lacageed oo guud ahaan dhan 28.7 million oo EURO (€28.7 million ) oo loogu talagalay in lagu caaweeyo dalal ay xaalladaha adag ee Aadminimo ka jiraan, kuwaasi oo ku kala yaalla Qaaradaha Afrika iyo Asia.

Waxa uu tilmaamay in Kharajkaasi lagu taageerayo inta badan Baahida Degdegga ee ka jirta dalalka Somalia, Afghanistan, Myanmar, Egypt iyo Libya.

Kharajka ugu badan ee Lacagtaasi waxaa loogu yaboohay) Somalia, iyadoo 10-million oo EURO,  (€10 million loo qoondeeyey Taageeradda Samafalka Aadminimo ee Somalia.

QM ayaa wxaay bishii la soo dhaafay codsatay in Gargaar degdeg ah lala soo gaaro dadka Soomaalida, iyadoo ay boqolaal kun oo qof saamaysay Abaaro, Cunto-yari iyo biyo yari, halka 5 million oo qof o oSomali ah oo u dhiganta in ka badan 40% Tirada Guud ee Dadka Soomaalida aysan helin Cunto ku filan.

Dhinaca kale, Kaalmadda Lacageed ee EU-da ugu deeqeen dalalka ugu daran ee ay abaaraha iyo macluusha ka jiraan waxaa kaloo ka mid ah dalka Afganistan oo helay 8 million oo EURO, Dalka Myanmar oo loogu deeqay 3.9 million oo EURO iyo dalka Masar oo loogu deeqay lacag dhan 3.8 million oo EURO.

Dalka Masar waxaa ku nool in ka badan 190,000 oo Magangelyo-doon Diiwaan-gashan iyo Qaxoot, sida ay sheegtay Hay’adda UNHCR.

Ugu dambeyntii Kaalmadda Lacageed ee ay EU-da siinayo dalalka abaaraha iyo macluusha ka jiraan waxaa ka mid ah dalka Libya oo loogu deeqay 3 million oo EURO.

Golaha Europe waxay Kaalmada Samafalka bixin jireen tan iyo sannadkii 1992-kii, iyadoo ay Kaalmadaasi sannadkiiba ka faa’ideystaan  in ka badan 120 million oo qof oo ku nool in ka badan 110-Waddan.

©Radio Dalsan

 

Previous Post

Diplomaasi Maraykan oo lagu dhaawacay dalka Meksiko.

Next Post

Malaayiin Tahriibayaal cusub oo ay ku jiraan Somali oo la filayo inay gaaraan Europe.

Dalsan Editor

Dalsan Editor

Related Posts

Dagaalka Balad-Xaawo oo Barakac Horseeday
Warar

Dagaalka Balad-Xaawo oo Barakac Horseeday

July 30, 2025
Maxaa ka cusub xaalada Beledxaawo
Warar

Waa sidee Xaalada Baladxaawo

July 30, 2025
Ciidamada Puntland oo Gacanta Ku Dhigay Gaarigii Sahayda u Siday Kooxda Daacish
Warar

Ciidamada Puntland oo Gacanta Ku Dhigay Gaarigii Sahayda u Siday Kooxda Daacish

July 29, 2025
Nin Hubeysan oo Afar Qof Ku Dilay New York ka Hor Intuusan Is Dilin
Caalamka

Nin Hubeysan oo Afar Qof Ku Dilay New York ka Hor Intuusan Is Dilin

July 29, 2025
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo Kulan La Qaatay Safiirka Shiinaha ee Soomaaliya
Warar

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo Kulan La Qaatay Safiirka Shiinaha ee Soomaaliya

July 29, 2025
Dowladda Soomaaliya oo Soo iibsatey Laba Diyaaradood oo Airbus A320 ah
Warar

Dowladda Soomaaliya oo Soo iibsatey Laba Diyaaradood oo Airbus A320 ah

July 29, 2025
Next Post

Malaayiin Tahriibayaal cusub oo ay ku jiraan Somali oo la filayo inay gaaraan Europe.

Dagaalka Balad-Xaawo oo Barakac Horseeday

Dagaalka Balad-Xaawo oo Barakac Horseeday

by Ilhaan
July 30, 2025
0

Warbaahinta maxalliga ah ee Mandheera ayaa xaqiijisay in ku dhawaad 200 qoys – badankood haween, carruur iyo waayeel – ay...

Maxaa ka cusub xaalada Beledxaawo

Waa sidee Xaalada Baladxaawo

by Ilhaan
July 30, 2025
0

Magaalada Balad-Xaawo ee gobolka Gedo ayaa saaka ku waabariisatay xaalad deggan, inkasta oo cabsi xoogan laga qabo in dagaallo cusub...

Beled-Hawo Wakes to Fragile Calm After Fierce Clashes Between Federal and Jubbaland Forces

Beled-Hawo Wakes to Fragile Calm After Fierce Clashes Between Federal and Jubbaland Forces

by Liban
July 30, 2025
0

Beled-Hawo, Gedo Region – The border town of Beled-Hawo is limping into a tense and uneasy calm this morning, just...

Somalia’s Foreign Minister Pays Courtesy Visit to Prominent Cleric Sheikh Abdirashid Ali Sufi in Qatar

Somalia’s Foreign Minister Pays Courtesy Visit to Prominent Cleric Sheikh Abdirashid Ali Sufi in Qatar

by Liban
July 30, 2025
0

Mogadishu – Somalia’s Minister of Foreign Affairs and International Cooperation, H.E. Abdisalam Abdi Ali, paid a courtesy visit last night...

Dagaalka Balad-Xaawo oo Barakac Horseeday
Warar

Dagaalka Balad-Xaawo oo Barakac Horseeday

July 30, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Maxaa ka cusub xaalada Beledxaawo
Warar

Waa sidee Xaalada Baladxaawo

July 30, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Beled-Hawo Wakes to Fragile Calm After Fierce Clashes Between Federal and Jubbaland Forces
English News

Beled-Hawo Wakes to Fragile Calm After Fierce Clashes Between Federal and Jubbaland Forces

July 30, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Somalia’s Foreign Minister Pays Courtesy Visit to Prominent Cleric Sheikh Abdirashid Ali Sufi in Qatar
English News

Somalia’s Foreign Minister Pays Courtesy Visit to Prominent Cleric Sheikh Abdirashid Ali Sufi in Qatar

July 30, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
HORMUUD TELECOM AND SAVE THE CHILDREN FORGE STRATEGIC PARTNERSHIP TO DRIVE DIGITAL INCLUSION AND CHILD WELL-BEING IN SOMALIA
English News

HORMUUD TELECOM AND SAVE THE CHILDREN FORGE STRATEGIC PARTNERSHIP TO DRIVE DIGITAL INCLUSION AND CHILD WELL-BEING IN SOMALIA

July 29, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Ciidamada Puntland oo Gacanta Ku Dhigay Gaarigii Sahayda u Siday Kooxda Daacish
Warar

Ciidamada Puntland oo Gacanta Ku Dhigay Gaarigii Sahayda u Siday Kooxda Daacish

July 29, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Facebook Twitter

About

Radio Dalsan

Radio Dalsan

Radio Station

Radio Dalsan was established in April 2012 in Mogadishu, Somalia with FM frequency 91.5MHz . The radio is registered with the federal ministry of information in Somalia. Dalsan is an independent and autonomous FM Radio station. The radio broadcasts for 18 hours in Somalia and also the Radio is on satellite broadcasting to Africa and Asia.

Follow us

Categories

  • Africa
  • Barnaamijyada
  • Bilan Media
  • Caafimaadka
  • Caalamka
  • Diini
  • English News
  • Maqal
  • Muuqaal
  • Opinion
  • Podcast
  • Warar
  • WARARKA AF INGIRIISIGA
  • Wararka Idaacadda
  • Wareegga Wararka
  • Wareysiyada
  • World News
  • Xulashada Ciyaaraha
  • Xulasho
  • XULKA WARARKA

Recent Posts

  • Dagaalka Balad-Xaawo oo Barakac Horseeday
  • Waa sidee Xaalada Baladxaawo
  • Beled-Hawo Wakes to Fragile Calm After Fierce Clashes Between Federal and Jubbaland Forces
  • Somalia’s Foreign Minister Pays Courtesy Visit to Prominent Cleric Sheikh Abdirashid Ali Sufi in Qatar

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In
No Result
View All Result
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

-
00:00
00:00

Queue

Update Required Flash plugin
-
00:00
00:00