• JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Sunday, June 1, 2025
  • Login
Radio Dalsan
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Play
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
No Result
View All Result
Radio Dalsan
No Result
View All Result
Home Warar

Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo Baaq kasoo saartay Doorashada dalka

Dalsan Editor by Dalsan Editor
April 27, 2021
in Warar, Wararka Idaacadda, XULKA WARARKA
Reading Time: 2 mins read
A A
0
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta Xukuumadda xilgaarsiinta ayaa goor dhow War kasoo saartay doorashada dalka ka dhaceysa, kadib amarkii kasoo baxay Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble.

Qoraal kasoo baxay Wasaaradda Arrimaha Gudaha ayaa Madaxda dowladda iyo kuwa maamul Goboleedyada loogu ugu baaqay in ay bilaabaan dardar-galinta Nidaamka Doorashada Dalka ee uu saldhig u yahay hishiiskii 17 Sept 2020 ee la gaaray.

Wasaaradda ayaa ugu baaqday dhammaan daneeyayaasha doorashada dalka in ay u diyaar garoobaan doorasho jawi nabdoon ku dhacda, xili Galmudug iyo Hirshabeelle ya kasoo horjeesteen muddo kororsiga Farmaajo.

“Iyadoo Laga Ambaqaadayo Barnaamijka xukuumadda ee ku aaddan hirgelinta Dooorashooyinka Qaranka oo ay fulinteeda u xilsaarantahay Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta XFS, Wasaaradda oo fulinaysa awaamiirta Wasiirka koowaad ee Xukuumadda Federaalka ee Soomaliya, waxay ugu baaqaysaa dhinacyada ay quseyso in ay bilaabaan dardar-galinta Nidaamka Doorashada Dalka ee uu saldhig u yahay hishiiskii 17 Sept 2020 ee lagu gaaray Magaalada Muqdisho” ayaa lagu yiri Qoraalka Wasaaradda.

Galmudug iyo Hirshabeelle ayaa diiday muddo kordhinta loo sameeyay Madaxweyne Farmaajo, waxaana Go’aankaas taageeray Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xilgaarsiinta, ayna so dhaweeyeen Jubbaland, Puntland iyo Koonfur Galbeed Soomaaliya.

Previous Post

Madaxeyne Lafta-gareen oo diiday muddo kordhinta loo sameeyay Farmaajo

Next Post

Dhageyso:-Warka Habeen Ee Radio Dalsan 27/04/2021

Dalsan Editor

Dalsan Editor

Related Posts

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Ku Dhawaaqay Furitaanka Gogosha Wadatashiga Siyaasadeed ee Soomaaliya
Warar

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Ku Dhawaaqay Furitaanka Gogosha Wadatashiga Siyaasadeed ee Soomaaliya

June 1, 2025
Golaha Wasiirrada oo Ansixiyay Magacaabista Mahad Maxamed Salaad oo Mar Kale loo Xil-saaray Hogaanka NISA
Warar

Golaha Wasiirrada oo Ansixiyay Magacaabista Mahad Maxamed Salaad oo Mar Kale loo Xil-saaray Hogaanka NISA

June 1, 2025
Fahad Yaasiin oo Sagootiyay Sanbaloolshe una Hambalyeeyay Mahad Salaad
Warar

Fahad Yaasiin oo Sagootiyay Sanbaloolshe una Hambalyeeyay Mahad Salaad

June 1, 2025
Trump Doubles Steel Tariffs, Declares ‘Golden Belt’ Era in Pennsylvania — But Questions Swirl Over Nippon Deal
Warar

Trump Oo Laba Jibbaaray Canshuuraha Birta, Ku Baaqay “Xilligii Suunka Dahabka” Ee Pennsylvania – Laakiin Su’aalo Ka Taagan Heshiiska Nippon Steel

May 31, 2025
Somalia Appoints New Ambassador to Yemen Amid Renewed Diplomatic Push
Warar

Soomaaliya Oo Magacawday Safiir Cusub Oo Yemen U Fariisanaya Iyada Oo Loo Jeedo Xoojinta Xiriirka Diblomaasiyadeed

May 31, 2025
Somalia Launches National Human Rights Commission Exam with Transparency and Reform in Focus
Warar

Somalia Oo Si Rasmi Ah Uga Furtay Imtixaanka Qorista Xubnaha Guddoomiyaha Komishanka Qaranka Xuquuqul Insaanka

May 31, 2025
Next Post

Dhageyso:-Warka Habeen Ee Radio Dalsan 27/04/2021

Fahad Yasin Bids Farewell to Sanbaloolshe, Congratulates Mahad Salad on Return to NISA Leadership

Fahad Yasin Bids Farewell to Sanbaloolshe, Congratulates Mahad Salad on Return to NISA Leadership

by Liban Gesey
June 1, 2025
0

Mogadishu, Somalia – Former Director of the National Intelligence and Security Agency (NISA), Fahad Yasin Haji Dahir, has extended a...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Ku Dhawaaqay Furitaanka Gogosha Wadatashiga Siyaasadeed ee Soomaaliya

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Ku Dhawaaqay Furitaanka Gogosha Wadatashiga Siyaasadeed ee Soomaaliya

by Ilhaan
June 1, 2025
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Dr. Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqay furitaanka Gogosha Wadatashiga Siyaasiinta iyo...

Golaha Wasiirrada oo Ansixiyay Magacaabista Mahad Maxamed Salaad oo Mar Kale loo Xil-saaray Hogaanka NISA

Golaha Wasiirrada oo Ansixiyay Magacaabista Mahad Maxamed Salaad oo Mar Kale loo Xil-saaray Hogaanka NISA

by Ilhaan
June 1, 2025
0

Golaha Wasiirrada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay shir degdeg ah oo looga hadlay arrimo muhiim u ah amniga...

Somalia’s President Launches Crucial Political Dialogue Forum to Unite Leaders — Set for June 15 in Mogadishu

Somalia’s President Launches Crucial Political Dialogue Forum to Unite Leaders — Set for June 15 in Mogadishu

by Liban Gesey
June 1, 2025
0

The President of the Federal Republic of Somalia, Dr. Hassan Sheikh Mohamud, has officially announced the launch of the Political...

Fahad Yasin Bids Farewell to Sanbaloolshe, Congratulates Mahad Salad on Return to NISA Leadership
English News

Fahad Yasin Bids Farewell to Sanbaloolshe, Congratulates Mahad Salad on Return to NISA Leadership

June 1, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Madaxweyne Xasan Sheekh oo Ku Dhawaaqay Furitaanka Gogosha Wadatashiga Siyaasadeed ee Soomaaliya
Warar

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Ku Dhawaaqay Furitaanka Gogosha Wadatashiga Siyaasadeed ee Soomaaliya

June 1, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Golaha Wasiirrada oo Ansixiyay Magacaabista Mahad Maxamed Salaad oo Mar Kale loo Xil-saaray Hogaanka NISA
Warar

Golaha Wasiirrada oo Ansixiyay Magacaabista Mahad Maxamed Salaad oo Mar Kale loo Xil-saaray Hogaanka NISA

June 1, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Somalia’s President Launches Crucial Political Dialogue Forum to Unite Leaders — Set for June 15 in Mogadishu
English News

Somalia’s President Launches Crucial Political Dialogue Forum to Unite Leaders — Set for June 15 in Mogadishu

June 1, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Fahad Yaasiin oo Sagootiyay Sanbaloolshe una Hambalyeeyay Mahad Salaad
Warar

Fahad Yaasiin oo Sagootiyay Sanbaloolshe una Hambalyeeyay Mahad Salaad

June 1, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Somalia Establishes New Fisheries Safety Authority as Minister Signs Groundbreaking Regulation
English News

Somalia Establishes New Fisheries Safety Authority as Minister Signs Groundbreaking Regulation

June 1, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Facebook Twitter

About

Radio Dalsan

Radio Dalsan

Radio Station

Radio Dalsan was established in April 2012 in Mogadishu, Somalia with FM frequency 91.5MHz . The radio is registered with the federal ministry of information in Somalia. Dalsan is an independent and autonomous FM Radio station. The radio broadcasts for 18 hours in Somalia and also the Radio is on satellite broadcasting to Africa and Asia.

Follow us

Categories

  • Africa
  • Barnaamijyada
  • Bilan Media
  • Caafimaadka
  • Caalamka
  • Diini
  • English News
  • Maqal
  • Muuqaal
  • Opinion
  • Podcast
  • Warar
  • WARARKA AF INGIRIISIGA
  • Wararka Idaacadda
  • Wareegga Wararka
  • Wareysiyada
  • World News
  • Xulashada Ciyaaraha
  • Xulasho
  • XULKA WARARKA

Recent Posts

  • Fahad Yasin Bids Farewell to Sanbaloolshe, Congratulates Mahad Salad on Return to NISA Leadership
  • Madaxweyne Xasan Sheekh oo Ku Dhawaaqay Furitaanka Gogosha Wadatashiga Siyaasadeed ee Soomaaliya
  • Golaha Wasiirrada oo Ansixiyay Magacaabista Mahad Maxamed Salaad oo Mar Kale loo Xil-saaray Hogaanka NISA
  • Somalia’s President Launches Crucial Political Dialogue Forum to Unite Leaders — Set for June 15 in Mogadishu

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In
No Result
View All Result
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

-
00:00
00:00

Queue

Update Required Flash plugin
-
00:00
00:00