4 qof oo lagu dilay 3 Is-qarxin oo ka dhacday dalka Nigeria.

Afhayeenka Boliska ayaa sheegay in 3 qof isku qarxiyeen Tuulladda Umariri oo qwiyaastii 7 KM u jirta magaalladda Maydaguri ee W/bari ee dalkaasi.

Qaraxyadaasi waxaa kale oo ku dhaawacantay 8 qof.

Silsilado qaraxyo ah ayaa waxay maalmihii la soo dhaafay ka dhaceen  W/bari ee Nigeria, waxaana inta badan geysta gabdho aad u da’ yar.

Hawlgalka Boko Haram ayaa bilowday sannaadkii 2009-kii, waxaana la sheegaa inay dileen ku-dhawaad 15.000 o oqof, iyadoo in ka badan 2 million ka barakaceen Goballadda ay Boko Haram maamulaan ee W/bari ee dalkaasi.

©Radio Dalsan

 

About Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

View all posts by Bilan Media