• JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Thursday, May 22, 2025
  • Login
Radio Dalsan
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Play
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
No Result
View All Result
Radio Dalsan
No Result
View All Result
Home Warar

Yaa Guddoominaya Shirka Madaxda ee Maanta ka furmaya Muqdisho?

Dalsan Editor by Dalsan Editor
May 22, 2021
in Warar, Wararka Idaacadda
Reading Time: 2 mins read
A A
0
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Shirka Wadatashiga Qaran ee Madaxda dowladda Federaalka Soomaaliya, kuwa maamul Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir ayaa Maanta oo sabti ah waxaa lagu wadaa inuu si rasmi ah uga furmo Magaalada Muqdisho ee Caasimadda dalka.

Afhayeenka Xukuumadda xilgaarsiinta Maxamed Ibraahim Macalimuu oo Qoraal soo saaray ayaa waxaa uu ku sheegay in Shirka Madaxda uu Maanta ka dhici doono Teendhada Afisyooni ee xeyndaabka Xalane.

Waxaa uu sheegay Macalimuu inay soo xaadireen Madaxda ka qeyb galeysa Shirka, isla markaan haatan la sugayo oo kaliya Madaxweynaha Hirshabeelle Cali Guudlaawe oo goor dhow kasoo degaya Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde.

Sidoo kale Macalimuu ayaa tilmaamay in Shirka uu guddoomin doono Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble, waxaana ka qeyb galaya Madaxda Dowladda iyo kuwa maamulada Jubbaland, Puntland, Koonfur Galbeed, Galmudug iyo Hirshabeelle.

“Shirka waxaa shir guddoomin doono Ra’isul Wasaare Mohamed Hussein Roble waxa uuna ka dhacayaa Afisyoone oo ah halkii ay caadiyan ka dhacayeen kulamadii u dambeeyay” ayuu yiri Maxamed Ibraahim Macalimuu.

Shirkaan ayaa waxaa looga hadli doonaa dhameystirka heshiiskii 17-kii Sep iyo xalinta khilaafka ka taagan qabsoomida doorashada dalka ka dhaceysa oo Madaxda aysan weli heshiis rasmi ah ka gaarin.

Previous Post

Dhageyso:-Warka Subaxnimo Ee Radio Dalsan 22/05/2021

Next Post

Taliye iyo Ciidamo la socday kuna sii jeeday Aroos oo Shil ku geeriyooday

Dalsan Editor

Dalsan Editor

Related Posts

Kulan Doodwadaag Ah oo Looga Hadlayay Xaaladda Xorriyadda Saxaafadda oo Ka Dhacay Muqdisho
Warar

Kulan Doodwadaag Ah oo Looga Hadlayay Xaaladda Xorriyadda Saxaafadda oo Ka Dhacay Muqdisho

May 21, 2025
Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda oo Ballaarisay Adeegyada Baasaboorka ee Muqdisho
Warar

Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda oo Ballaarisay Adeegyada Baasaboorka ee Muqdisho

May 20, 2025
Dagaal Culus oo Ka Socda Howdka Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe
Warar

Dagaal Culus oo Ka Socda Howdka Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe

May 20, 2025
ROOBABKII XOOGANAA EE MUQDISHO DA’AY IYO SAMEYNTA UU KU YEESHAYWADDOOYINKA
Bilan Media

ROOBABKII XOOGANAA EE MUQDISHO DA’AY IYO SAMEYNTA UU KU YEESHAYWADDOOYINKA

May 20, 2025
RW Xamsa iyo Safiirka Yemen Maxay ka wada hadleen
Wararka Idaacadda

RW Xamsa iyo Safiirka Yemen Maxay ka wada hadleen

May 19, 2025
Duqeymo Culus iyo Dagaallo Ka Socda Aadan Yabaal iyo Deegaannada Ku Xeeran
Warar

Duqeymo Culus iyo Dagaallo Ka Socda Aadan Yabaal iyo Deegaannada Ku Xeeran

May 19, 2025
Next Post

Taliye iyo Ciidamo la socday kuna sii jeeday Aroos oo Shil ku geeriyooday

Al-Shabaab Hit Hard: Somali Forces Unearth Massive Arms Stash

Al-Shabaab Hit Hard: Somali Forces Unearth Massive Arms Stash

by Liban
May 22, 2025
0

Kismayo, Jubbaland – Somali special forces, in a joint operation with Jubbaland regional troops, have seized a significant cache of...

Somalia’s Political Heavyweights Descend on Mogadishu as Opposition Mobilizes Against President Hassan Sheikh

Somalia’s Political Heavyweights Descend on Mogadishu as Opposition Mobilizes Against President Hassan Sheikh

by Liban
May 22, 2025
0

Mogadishu is set to become the epicenter of a major political showdown as a wave of heavyweight opposition figures—most of...

NISA Chief Meets Hiiraan Elders to Boost Anti-Al-Shabaab Offensive

NISA Chief Meets Hiiraan Elders to Boost Anti-Al-Shabaab Offensive

by Liban
May 22, 2025
0

Moqokori, Hiiraan – In a critical move to intensify the ongoing military campaign against Al-Shabaab militants, the Director of the...

Israeli Embassy Staff Shot Dead in Washington: Trump Condemns “Hate-Fueled Attack”

Israeli Embassy Staff Shot Dead in Washington: Trump Condemns “Hate-Fueled Attack”

by Liban
May 22, 2025
0

Washington, D.C. – A tragic shooting in the U.S. capital has left two Israeli nationals—employees of the Israeli Embassy—dead in...

Al-Shabaab Hit Hard: Somali Forces Unearth Massive Arms Stash
English News

Al-Shabaab Hit Hard: Somali Forces Unearth Massive Arms Stash

May 22, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Somalia’s Political Heavyweights Descend on Mogadishu as Opposition Mobilizes Against President Hassan Sheikh
English News

Somalia’s Political Heavyweights Descend on Mogadishu as Opposition Mobilizes Against President Hassan Sheikh

May 22, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
NISA Chief Meets Hiiraan Elders to Boost Anti-Al-Shabaab Offensive
English News

NISA Chief Meets Hiiraan Elders to Boost Anti-Al-Shabaab Offensive

May 22, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Israeli Embassy Staff Shot Dead in Washington: Trump Condemns “Hate-Fueled Attack”
English News

Israeli Embassy Staff Shot Dead in Washington: Trump Condemns “Hate-Fueled Attack”

May 22, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Iran’s Parliament Defies U.S., Reasserts Nuclear Enrichment Rights
English News

Iran’s Parliament Defies U.S., Reasserts Nuclear Enrichment Rights

May 22, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Trump Stirs Controversy, Claims White Farmers Face ‘Genocide’ in South Africa During Ramaphosa Visit to White House
English News

Trump Stirs Controversy, Claims White Farmers Face ‘Genocide’ in South Africa During Ramaphosa Visit to White House

May 22, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Facebook Twitter

About

Radio Dalsan

Radio Dalsan

Radio Station

Radio Dalsan was established in April 2012 in Mogadishu, Somalia with FM frequency 91.5MHz . The radio is registered with the federal ministry of information in Somalia. Dalsan is an independent and autonomous FM Radio station. The radio broadcasts for 18 hours in Somalia and also the Radio is on satellite broadcasting to Africa and Asia.

Follow us

Categories

  • Africa
  • Barnaamijyada
  • Bilan Media
  • Caafimaadka
  • Caalamka
  • Diini
  • English News
  • Maqal
  • Muuqaal
  • Opinion
  • Podcast
  • Warar
  • WARARKA AF INGIRIISIGA
  • Wararka Idaacadda
  • Wareegga Wararka
  • Wareysiyada
  • World News
  • Xulashada Ciyaaraha
  • Xulasho
  • XULKA WARARKA

Recent Posts

  • Al-Shabaab Hit Hard: Somali Forces Unearth Massive Arms Stash
  • Somalia’s Political Heavyweights Descend on Mogadishu as Opposition Mobilizes Against President Hassan Sheikh
  • NISA Chief Meets Hiiraan Elders to Boost Anti-Al-Shabaab Offensive
  • Israeli Embassy Staff Shot Dead in Washington: Trump Condemns “Hate-Fueled Attack”

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In
No Result
View All Result
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

-
00:00
00:00

Queue

Update Required Flash plugin
-
00:00
00:00