Magaalada Dhuusa mareeb Ee Caasimada Galmudug waxaa ka Soconaya Abaabul ay waddaan Xildhibaanada Barlamanka Galmudug qaar ka mid ah Mudanayaasha Golaha Ayaa Saxiixay Mooshin Xilka looga Tuurayo Gudomiyaha Gollaha Dr. Mohamed Nuur Gacal,
Wararka aan Heleyno ayaa sheegaya in Xildhibaanada mooshinka wada ay ku Saleeyeen Qodobada kala ah
1-Mushaarka Xildhibaanada oo maqan Muddo 3-bil ah ka badan
2-Gudomiyaha oo aan Xushmad badan siin Mudanayaasha Barlamanka iyo in Aan Gudomiyuhu Xafiiskiisa ku qarash gareeyay lacag ka badan Sadex Boqol oo kun dollarka mareykanka ah Xili Baarlamanku mushaar la.aan yahay