Xildhibaanada Golaha Shacabka oo kulan uga socda Muqdisho

Xildhibaanada Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa waxaa Xarunta Villa Hargeysa ee Magaalada Muqdisho haatan uga socda Kulanka 32-aad ee Golaha.

Kulanka ayaa waxaa Shir Guddoominaya Guddoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan, isla markaana waxaa Xarunta Golaha ku sugan inta badan Xildhibaanada Golaha Shacabka.

Hoos ka Akhriso Ajendayaasha looga hadlayo kulanka Xildhibaanada Golaha Shacabka.

1-Furitaanka Ayaadaha Qur’aanka Kariimka ah

2-Ansixinta Ajendaha

Wsrbixinta Hindise-sharciyeed-yada Kaso Noqday Aqalka Sare

3-Sharciga Doorashooyinka Qaranka Heer Federal

4-Sharciga Duulista Rayidka

5-Sharciga Jaan-gooynta Iyo Tayo-dhowrka Soomaliyeed

6-Sharciga Tirokoobka Qaranka

7-Hindise Sharciyeedka Heerka Warbaahinta

8-Hindise Sharciyeedka Howlgabnimada Iyo Xaqsiinta Ciidamada

9-Qeybinta Hindisaha Dib-u-eegista Iyo Kaabista Sharciga Xisbiyada Siyaasadda Dalka

About Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

View all posts by Bilan Media