Xildhibaan Warfaa “Waxaan u baahanahay Amni Qaran”

Xildhibaan Saadaq Warfaa oo ka mid ah mudanayaasha baarlamaanka Soomaaliya ayaa ka hadlay amaanka xildhibaanada golaha shacabka oo uu sheegay inay u baahanyihiin amni qaran, si ay u helaan babaado.

Xildhibaanka oo ka hadlayey geerida marxuum wasiir Cabaas Sheikh Cabdullaahi Siraaji ayaa tilmaamay in xubnaha baarlamaanka iyo golaha wasiirada ay u baahanyihiin dareyeel iyo amni qaran, si looga hortago dhibaatada amaan ee ka jirta Muqdisho.

Halkaan hoose ka dhageyso Codka.

Comments
Loading...