Xiisad Weyn oo Weli Ka Taagan Degmada Janaale Ee Gobolka Shabeeladda Hoose

Xiisad weyn ayaa ka taagan Degmadda Janaale ee Gobolka Shabeeladda Hoose,halkas oo ay Shalay ku wada dagaalameen Maleeshiyaad hubeysan.

Dagaalka Shalay waxa uu ku saleysnaa Qaabka Qabaa’ileed sida dadka deegaanka ay u sheegeen Radio Dalsan.

Dhawaan Halkasi waxa lagu qabtay Shir dib u heshiisiin ah oo lagu doonayay in meesha looga saaro Dagaaladda Soo laab laabtay ee Degmada Janaale ka dhaca.

 

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor