Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheikh maxamuud ayaa ka hadlay Shirka Dowladda dhexe iyo Dowladaha xubnaha ka ah uga socda Muqdisho, kaasi oo looga hadlayo arrimaha doorashooyinka.
Xasan Sheikh Maxamuud ayaa bogaadiyay shirka iyo dadaalada uu wado Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble, waxaana uu ugu baaqay saamileyda siyaasadda Soomaaliya in ay door weyn ka qaataan sdiii shirkani uu ku noqon lahaa mid mira dhala, oo najiiyooyin wax ku ool ah ay kasoo baxaaan.
Hoos ka aqriso Qoraalka Xasan Shikh.