• JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Tuesday, May 20, 2025
  • Login
Radio Dalsan
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Play
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
No Result
View All Result
Radio Dalsan
No Result
View All Result
Home Warar

Waxgaradka Beesha Wacaysle oo go’aan ka gaaray Ka-qeybgalka Shirka Maamul-u-samaynta Goballadda Dhexe ee Soomaaliya.

Dalsan Editor by Dalsan Editor
April 25, 2015
in Warar
Reading Time: 8 mins read
A A
1
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

 

Shirweyne ballaaran oo ay ka soo qeyb galeen Siyaasiyiin, Aqoonyahanno, Waxgarad, Odayaal Dhaqameed iyo Ururradda Bulshadda ee Beesha Wacaysle ayaa maanta lagu qabtay Hotelka City Palace ee magaalladda Muqdisho.

Shirweynahaasi ayaa waxay Beesha Wacaysle  kaga taashanayeen xubnaha u matali doona Shirweynaha Maamul u samaynta Goballadda Mudug iyo Galgaduud oo haatan gogoshiisa ka fidsan tahay Degmadda Cadaado.

Beesha waxay Warbixin ka dhegeysatay Caaqil C/llaahi Geeddi Shadoor, oo ah  Xildhibaan hore, ahna Caaqilka Guud ee  Beesha Wacaysle oo hoggaminayey Wafdigii Beesha Wacaysle uga qeyb galay Shirkii Dib u heshiisiinta Beelaha wada deggan Goballadda Dhexe oo lagu qabtay magaallo madaxda Gobalka Galgaduud ee Dhuusa mareeb.

Beesha Wacaysle waxay si wadajir ah ugu towfiiqeen iskuna raaceen  inay Beesha ka qeyb gasho Shirka Maamul u samaynta Goballadda Dhexe ee haatan ka socda Degmadda Cadaado.

Shirweynaha maanta lagu qabtay Hotelka City Palace, oo  ka qeyb galeen ku dhawaad 300 qof ayaa waxay u codeeyeen 33-ka xubnood ee Beesha Wacaysle uga qeybgalayo Shirka ka socda Degmadda Cadaado ee Maamul u samaynta Goballadda Dhexe ee Soomaaliya.

Caaqil C/llaahi Geeddi Shadoor ayaana hoggaaminayo Xubnahaasi, oo ay  ku jiraan 7 xubood oo haween ah.

Qaar ka mid ah Magacyadda Guddiga Beesha Wacaysle u matalaya Shirka Cadaado, ayaa  waxay kala yihiin:-

  • Cabdullahi Geedi Shadoor
  •   Ciise Macallin Moxamoud ahna Guddoomiyaha Guddiga Beesha Wacaysle ee soo dhisay Xildhibaanadda Beesha Wacaysle ee ka tirsan Baralamaanka Federalka Soomaaliya.
  • C/qaadirYalaxow Hiraabe
  • Cumar Cali Shambi
  • Muxidiin Salaad Cabdi
  • Moxidiin Cali Jimcaale “Jakulla”
  • Nabadoon Macallin Moxamoud
  • Dr. Axmed Xasan Rodol
  • Mox’ud Mox’ed Xasan  “Tolbert”
  • Axmed Cali Jariiban
  • CaliImaanXalane  “Cali Gurey”
  • Cabdullahi Cali Xasan “Faraweyne
  • Ciise Macow Gacal
  • Moxamed Cabdulle Guure
  • Dhiblaawe CalasowJimcaale
  • Daahir Siyaad Hiraabe
  • Cabdullahi Dhiblaawe Gacal
  • Marwo Safia Cabdulle Cali
  • Marwo Madiina Maxamed Cosmaan
  • Marwo Nadiifo Shekh Cumar
  • Marwo Sahra Xasan Socdaal
  • Marwo Nadiifo Xasan Cilmi
  • Marwo Shamso Mox’ed Yabarow

Dhinaca kale, Waxaa Shirka ay Beesha Wacaysle ama Warculus Abgaal maanta ku yeesheen Hotelka City Palace  ee ku yaalla Degmadda C/casiis ee magaalladda Muqdisho waxaa laga soo saaray War Saxaafdeedkan:-

WAR-SAXAAFADEED

GO’AANKA KA SOO BAXAY SHIRWEYNAHA BEESHA WACAYSLEama “WARCULUS ABGAAL” LAGUNA QABTAY HOTEELKA CITY PALACE ee DEGMADA CABDULCAZIZ EE MAGAALA-MADAXDA  MUQDISHO

Maanta oo ay taariikhdu tahay 25ka April 2015, waxaa Hoteelka City Palace ee magaalada Muqdisho lagu qabtay kulan ballaaran oo ay ka soo qeyb galeen qeybaha kala duwan eebeel-weyntaWacaysleama loo yaqaan “ WarculusAbgaal”,

 

waxa ujeedada shirku ahaa in si wadajir ah Beesha uga tashato kaalinta ay ku leedahay ka-qaybgalka shirka Degmada Cadaado ee dhawaan sida rasmiga ah uu Madaxweynaha J.F.Somaliya MudaneXasan Shekh Moxamoud halkaas uga furay,

iyadoo la og yahay in ujeedada shirkaasu yahay in beelahawadadegaGobolladaMudugiyo Galgaduud kuheshiiyaan in ay wadadhistaan maamul dowlad goboleed oo ay u dhanyihiin, kuna dhisan wax-qaybsi caddaalad ah.

Kadib,marka uu Shirwynu dhegeystay marka talooyin iyo warbixinno kala duwan ee ku saabsan dhismaha dowlad-goboleedka Mudug iyo Galgaduud, waxaa dood dheer kadib la go’aamiyay qoddobada soo socda:

  • Waxaa BeeshaWacaysle si buuxda u taageersan tahay shirka Cadaado ka furmay ee ujeedadiisu tahay in beelahawada dega GobolladaDhexe, oo ay beeshaWacaysle ka mid tahay loo dhiso Dowlad-goboleed ay ku midaysan yihiin.
  • Waxaa Shirweynaha BeeshaWacaysle isku raaceen in ay Shirka Cadaado u diraan wafdi ballaaran oo ka kooban Jufooyinka ay beesha u dhalatay uunahoggaamin doono Xildhibaan ka tirsan Beesha
  • Waxay beeshaWacaysle si rasmi ugu gudbindoonta shirka ka socdo degmada Cadaado  “FARTIIN CAD “ oo qeexaysa cidda iskaleh go’aan ka gaarista xulista Ergooyinka iyo Awood-qaybsiga dhismaha Dowlad-goboleedka.
  • BeeshaWacaysle waxay uga digayaan Abaabulayaasha iyo Guddiga Farsamada ee Shirka Cadaaado in ay iska hubiyaan saxnaanshaha Wakillada Beelaha wada dega Mudug iyo Galgaduud.
  • Beesha Wacaysle waxay u digayaan cid kasta oo isku dayda inay Xuquuqda Beesha duudsiiyaan.
  • Beesha Wacaysle, waxay xubnaha u matalaya Shirka Cadaado kula dardaarmeen inaysan Beesha u soo qaadin wax aan u qalmin oo aysan Beesha ku mideysnayn.
  • Beesha Wacaysle, haddii ay Shirka Cadaado ka waayaan Maslaxooda, waxay ka tashan doonaan Aayahooda.
  • Beesha Wacaysle, waxay ka digayaan cid kasta oo magaca Beesha Wacaysle ku taga Shirka Cadaado, oo aan ahayn Xubnaha ay Jufooyinka Beesha ay si wadajir ah u wada doorteen., kuwaasi oo ka kooban 33-xubnood.

Si kastaba ha ahaatee, Shirka ay Waxgaradka Beesha Wacaysle maanta ku yeesheen Hotelka City Palace waxaa ka mid ahaa:-

  1. Xildhibaan C/qaadir Macallim Nuur “Khaliifka”
  2. C/llaahi Axmed Nuur ahna Guddoomiyaha Bangiga Horumarinta iyo Dib-u-dhiska Somalia
  3. Jeneral Cabdi Maxamed Fiidow “John”
  4. Maxamed Ibraahim Cali “M.Cajiib”, Madaxa Hay’adda Wacyi-gelinta Bulshadda ee CCA.
  5. Maxamed Cali Jug-weyn,
  6. Ganacsade Cali Xaaji Iimaan,
  7. C/qaadir Yalaxow Hiraabe
  8. Cabdi Cali Farroole,
  9. Suldaan C/llaahi Macallim Mxamuud,
  10. Caaqil C/llaahi Geeddi Shadoor iyo Waxgarad kale,

2 3 4 5 7 9 10 11 13 14

Previous Post

Dhagayso: Warka Fiidnimo 25-04-2015 by Cabdi waxiid Cabdulaahi

Next Post

Dhagayso : Barnaamijka Wareega 25-05-2015 by Cabdi Waxiid Cabdulaahi

Dalsan Editor

Dalsan Editor

Related Posts

Duqeymo Culus iyo Dagaallo Ka Socda Aadan Yabaal iyo Deegaannada Ku Xeeran
Warar

Duqeymo Culus iyo Dagaallo Ka Socda Aadan Yabaal iyo Deegaannada Ku Xeeran

May 19, 2025
DHAGAX-DHIGGA WADDADA NASIIB BUUNDO OO KA DHACAY MUQDISHO
Warar

DHAGAX-DHIGGA WADDADA NASIIB BUUNDO OO KA DHACAY MUQDISHO

May 18, 2025
Dagaal lagu dilay Taliyihii ciidamada Macaawisleyda Gobolka Hiiraan
Warar

Dagaal lagu dilay Taliyihii ciidamada Macaawisleyda Gobolka Hiiraan

May 18, 2025
Dagaal Culus oo Maalintii Labaad Ka Socda Gobolka Shabeellaha Dhexe
Warar

Dagaal Culus oo Maalintii Labaad Ka Socda Gobolka Shabeellaha Dhexe

May 18, 2025
Dhalinyaro Ku Biiri Lahaa Ciidamada DF oo Lagu Qarxiyay Xerada Damaanyo
Warar

Dhalinyaro Ku Biiri Lahaa Ciidamada DF oo Lagu Qarxiyay Xerada Damaanyo

May 18, 2025
Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo Qabatay Maalinta Aqbalaadda Caalamiga ah si loo Dhiirrigeliyo Ka-qaybgalka Dhijitaalka ee loo dhan yahay
Warar

Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo Qabatay Maalinta Aqbalaadda Caalamiga ah si loo Dhiirrigeliyo Ka-qaybgalka Dhijitaalka ee loo dhan yahay

May 17, 2025
Next Post

Dhagayso : Barnaamijka Wareega 25-05-2015 by Cabdi Waxiid Cabdulaahi

RW Xamsa iyo Safiirka Yemen Maxay ka wada hadleen

RW Xamsa iyo Safiirka Yemen Maxay ka wada hadleen

by Ilhaan
May 19, 2025
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Jamhuuriyadda Yemen u fadhiya Soomaaliya,...

Controversial Child Rights Charter Sparks Backlash in Somali Parliament

Controversial Child Rights Charter Sparks Backlash in Somali Parliament

by Liban
May 19, 2025
0

Mogadishu, Somalia – A highly sensitive and potentially divisive legal debate unfolded today in Somalia’s Federal Parliament as members of...

Somalia’s Auditor General’s Office participates in a High-Level African Union Meeting on Managing Government Debt

Somalia’s Auditor General’s Office participates in a High-Level African Union Meeting on Managing Government Debt

by Dalsan Editor
May 19, 2025
0

The Office of the Auditor General of Somalia  recently took part in an important African Union (AU) meeting in Lomé,...

NISA Chief Visits Moqokori to Boost Troop Morale Amid Ongoing Anti-Terror Operations

NISA Chief Visits Moqokori to Boost Troop Morale Amid Ongoing Anti-Terror Operations

by Dalsan Editor
May 19, 2025
0

The Director of the National Intelligence and Security Agency (NISA), Abdullahi Mohamed Ali (Sanbaloolshe), accompanied by Member of Parliament Mohamed...

RW Xamsa iyo Safiirka Yemen Maxay ka wada hadleen
Wararka Idaacadda

RW Xamsa iyo Safiirka Yemen Maxay ka wada hadleen

May 19, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Controversial Child Rights Charter Sparks Backlash in Somali Parliament
English News

Controversial Child Rights Charter Sparks Backlash in Somali Parliament

May 19, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Somalia’s Auditor General’s Office participates in a High-Level African Union Meeting on Managing Government Debt
English News

Somalia’s Auditor General’s Office participates in a High-Level African Union Meeting on Managing Government Debt

May 19, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
NISA Chief Visits Moqokori to Boost Troop Morale Amid Ongoing Anti-Terror Operations
English News

NISA Chief Visits Moqokori to Boost Troop Morale Amid Ongoing Anti-Terror Operations

May 19, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Prime Minister Hamza Rallies Somali Youth for National Defense and Democratic Participation
English News

Prime Minister Hamza Rallies Somali Youth for National Defense and Democratic Participation

May 19, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Duqeymo Culus iyo Dagaallo Ka Socda Aadan Yabaal iyo Deegaannada Ku Xeeran
Warar

Duqeymo Culus iyo Dagaallo Ka Socda Aadan Yabaal iyo Deegaannada Ku Xeeran

May 19, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Facebook Twitter

About

Radio Dalsan

Radio Dalsan

Radio Station

Radio Dalsan was established in April 2012 in Mogadishu, Somalia with FM frequency 91.5MHz . The radio is registered with the federal ministry of information in Somalia. Dalsan is an independent and autonomous FM Radio station. The radio broadcasts for 18 hours in Somalia and also the Radio is on satellite broadcasting to Africa and Asia.

Follow us

Categories

  • Africa
  • Barnaamijyada
  • Bilan Media
  • Caafimaadka
  • Caalamka
  • Diini
  • English News
  • Maqal
  • Muuqaal
  • Opinion
  • Podcast
  • Warar
  • WARARKA AF INGIRIISIGA
  • Wararka Idaacadda
  • Wareegga Wararka
  • Wareysiyada
  • World News
  • Xulashada Ciyaaraha
  • Xulasho
  • XULKA WARARKA

Recent Posts

  • RW Xamsa iyo Safiirka Yemen Maxay ka wada hadleen
  • Controversial Child Rights Charter Sparks Backlash in Somali Parliament
  • Somalia’s Auditor General’s Office participates in a High-Level African Union Meeting on Managing Government Debt
  • NISA Chief Visits Moqokori to Boost Troop Morale Amid Ongoing Anti-Terror Operations

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In
No Result
View All Result
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

-
00:00
00:00

Queue

Update Required Flash plugin
-
00:00
00:00