Wasiirkii hore ee Tamarta iyo Kaabayaasha Asaasiga ee Yuhuudda, Gonen Segey ayaa maanta la so otaagay Maxkmaad, isagoo ku eedeysan inuu Dowladda Iiraan u basaasayey.
Gonen Segev oo xilkaasi hayey sannadihii 1995-kii il 1996-kii ayaa lagu soo oogay inay gacan siinayey Cadowga xilligii uu dagaalku socday, isla markaana uu gudbiyey Warbixino waxyeelli karta Ammaanka Yuhuudda.
Dhinaca kale, Wasiirkaasi hore oo ku noolaa dalka Nigeria tan iyo sannadkii 2012-kii waxa la soo qabtay sannadkii hore, isagoo dib loogu soo celiyey Yuhuudda.