Wasaaradda Diinta Iyo Awqaafta”Hotelada Muqdisho ee ku howlan waxyaabaha aan ogoleyn Diinta Gacan bir ah ayaan ku qaban doonaa”

Wasaarada Diinta Iyo Awqaafta Dowlada Fadaraalka Soomaaliya ayaa Maanta shaacisay in ay jiraan Hotelo lagu sameeyo waxaybo aan ogolyn diinta Islaamka,isal markaana tallaabo sharci ah laga qaadi doono.

Masuuliyiinta Wasaaradda oo shir Jaraa’id ku qabtay muqdisho ayaa waxa ay sheegeen in Wasaaraddu ay Gacan bir ah ku qaban doonto Hotealda ku howlan sameynta waxyaabaha aan ogoleyn Diinteena Islaamka.

Goordhow la socda shirka Jaraa’id ee Wasaaradda.

About Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

View all posts by Bilan Media