Wariye Maxamed Bashiir Xaashi oo Maanta La Dhageysanayo Dacwadiisa

Maxkamadda Gobolka Banadir ayaa Maanta dhageysan doonta Dacwadda Wariye Maxamed Bashiir Xaashi oo ka tirsan Idaacadda Shabeelle.

Wariyaha ayaa dacwadiisa Dib loo dhigay Dhowr jeer waxana uu la xernaa 4 Saxafi oo markii Dambe Xukun uu ku dhacay lana siidayay.

Isaga waxa loo heystaa Eedeymo la xiriira Dhinaca Amniga.

Wariyaha Waa uu beeniyay Wararkasi,Waxana Idaacadiisa Shabelle ay dalbatay in la sii daayo Maxamed Bashiir Xaashi.

 

 

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor