Wariyaha Radio Dalsan ee Goboka Mudug ayaa soo diray warbixin murugo leh oo ah aaba sheegay inuu iibinayo caruurtiisa si uu ugu badbaadiyo kuwa kale noloshooda kadib xaalada abaarta oo aad uga dartay gobolka .
Aabahan oo lagu magacaabo C/wali Jaamac ayaa shegay in qaar ka mid ah caruurtiisa ay iib yihiin isla markaana uu ka iibinayo hay’adaha waaweyn siduu hadalka u dhigay .
Warbixinta oo dhamaytiran halkaan ka dhagayso.