• JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Thursday, May 22, 2025
  • Login
Radio Dalsan
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Play
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
No Result
View All Result
Radio Dalsan
No Result
View All Result
Home Warar

Wararkii ugu dambeeyay dagaal Khasaaro geystay oo ka dhacay Goof-guduud

Bilan Media by Bilan Media
December 23, 2019
in Warar, Wararka Idaacadda, XULKA WARARKA
Reading Time: 2 mins read
A A
0
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaal xoogan oo Maanta ka dhacay deegaanka Goof Gaduud buurey ee Gobolka Baay, kaasi oo u dhexeeyay Ciidanka xoogga dalka iyo dagaalyahano ka tirsan Al-shabaab.

Dagaalkan ayaa waxaa uu ka dambeeyay kadib markii Al-shabaab saakay weerar ay ku qaadeen deegaanka GoofGaduud, isla markaana ay la wareegeen gacan ku heynta Saldhig Ciidanka Koonfur Galbeed halkaas ay ku leeyihiin.

Dadka deegaanka ayaa sheegaya in Ciidanka xooga dalka ay weerar culus ku qaadeen deegaanka GoofGaduud, iyagoona halkaas kala wareegay Al-shabaab, waxaana dagaalka ka dhashay Khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac.

Saraakiisha Ciidanka dowladda oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in dagaalkii ka dhacay Gobolka Baay lagu dilay 20 ka tirsan dagaalamayaasha Al-shabaab, sidoo kalena lagu dhaawacay tirro intaas ka badan.

Sidoo kale Saraakiil ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya ayaa sheegay in laga warqabay weerarka Al-Shabaab, isla markaana ay ciidamada qorsheynayaan sidii guud ahaan deegaannada Koonfur Galbeed looga saari lahaa.

War qoraal oo lagu daabacay baraha Internet-ka Al-shabaab ayaa waxaa ku sheegteen in dagaalkii Goofguduud Buureey ay ku dileen 11 Askari oo ka tirsan dowladda uuna kamid yahay Macallim Dhaayoow oo ahaa taliye ku xigeenkii saldhigga Goofguduud Buureey.

Al-shabaab ayaa sidoo kale sheegtay in gacanta ku dhigeen saano hub ah oo uu kamid yahay qoriga loo yaqaan PKM, kuwaasi oo lahaayeen Ciidanka dowladda.

 

Previous Post

Xukun Dil ah oo lagu riday 5 Ruux oo ku lug lahaa dilkii Jamal Khaashuqji

Next Post

Sawirro:-Tirakoobka Shaqaalaha dowladda oo la soo Gaba-gabeeyay

Bilan Media

Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Related Posts

Kulan Doodwadaag Ah oo Looga Hadlayay Xaaladda Xorriyadda Saxaafadda oo Ka Dhacay Muqdisho
Warar

Kulan Doodwadaag Ah oo Looga Hadlayay Xaaladda Xorriyadda Saxaafadda oo Ka Dhacay Muqdisho

May 21, 2025
Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda oo Ballaarisay Adeegyada Baasaboorka ee Muqdisho
Warar

Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda oo Ballaarisay Adeegyada Baasaboorka ee Muqdisho

May 20, 2025
Dagaal Culus oo Ka Socda Howdka Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe
Warar

Dagaal Culus oo Ka Socda Howdka Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe

May 20, 2025
ROOBABKII XOOGANAA EE MUQDISHO DA’AY IYO SAMEYNTA UU KU YEESHAYWADDOOYINKA
Bilan Media

ROOBABKII XOOGANAA EE MUQDISHO DA’AY IYO SAMEYNTA UU KU YEESHAYWADDOOYINKA

May 20, 2025
RW Xamsa iyo Safiirka Yemen Maxay ka wada hadleen
Wararka Idaacadda

RW Xamsa iyo Safiirka Yemen Maxay ka wada hadleen

May 19, 2025
Duqeymo Culus iyo Dagaallo Ka Socda Aadan Yabaal iyo Deegaannada Ku Xeeran
Warar

Duqeymo Culus iyo Dagaallo Ka Socda Aadan Yabaal iyo Deegaannada Ku Xeeran

May 19, 2025
Next Post

Sawirro:-Tirakoobka Shaqaalaha dowladda oo la soo Gaba-gabeeyay

White House Releases Footage of U.S. Airstrike in Somalia, Targeting ISIS Militants

White House Releases Footage of U.S. Airstrike in Somalia, Targeting ISIS Militants

by Liban
May 21, 2025
0

WASHINGTON / MOGADISHU — The White House has released rare military footage on its official social media platforms, showing a...

Kulan Doodwadaag Ah oo Looga Hadlayay Xaaladda Xorriyadda Saxaafadda oo Ka Dhacay Muqdisho

Kulan Doodwadaag Ah oo Looga Hadlayay Xaaladda Xorriyadda Saxaafadda oo Ka Dhacay Muqdisho

by Ilhaan
May 21, 2025
0

Muqdisho – Kulan doodwadaag muhiim ah oo diiradda lagu saarayay xaaladda xorriyadda saxaafadda iyo caqabadaha horyaalla suxufiyiinta Soomaaliyeed ayaa ka...

UK Prime Minister Issues Strong Warning to Israel Over Gaza Crisis

UK Prime Minister Issues Strong Warning to Israel Over Gaza Crisis

by Liban
May 21, 2025
0

London, United Kingdom – After more than 18 months of relentless conflict in Gaza, the United Kingdom’s patience with Israel...

Somali Press Freedom Under Siege: Mogadishu Dialogue Demands Action

Somali Press Freedom Under Siege: Mogadishu Dialogue Demands Action

by Liban
May 21, 2025
0

MOGADISHU, Somalia – A pivotal roundtable discussion focusing on the state of press freedom in Somalia was held at the...

White House Releases Footage of U.S. Airstrike in Somalia, Targeting ISIS Militants
English News

White House Releases Footage of U.S. Airstrike in Somalia, Targeting ISIS Militants

May 21, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Kulan Doodwadaag Ah oo Looga Hadlayay Xaaladda Xorriyadda Saxaafadda oo Ka Dhacay Muqdisho
Warar

Kulan Doodwadaag Ah oo Looga Hadlayay Xaaladda Xorriyadda Saxaafadda oo Ka Dhacay Muqdisho

May 21, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
UK Prime Minister Issues Strong Warning to Israel Over Gaza Crisis
English News

UK Prime Minister Issues Strong Warning to Israel Over Gaza Crisis

May 21, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Somali Press Freedom Under Siege: Mogadishu Dialogue Demands Action
English News

Somali Press Freedom Under Siege: Mogadishu Dialogue Demands Action

May 21, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Somalia Participates in the Annual Meeting of the Islamic Development Bank Held in Algeria
English News

Somalia Participates in the Annual Meeting of the Islamic Development Bank Held in Algeria

May 21, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda oo Ballaarisay Adeegyada Baasaboorka ee Muqdisho
Warar

Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda oo Ballaarisay Adeegyada Baasaboorka ee Muqdisho

May 20, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Facebook Twitter

About

Radio Dalsan

Radio Dalsan

Radio Station

Radio Dalsan was established in April 2012 in Mogadishu, Somalia with FM frequency 91.5MHz . The radio is registered with the federal ministry of information in Somalia. Dalsan is an independent and autonomous FM Radio station. The radio broadcasts for 18 hours in Somalia and also the Radio is on satellite broadcasting to Africa and Asia.

Follow us

Categories

  • Africa
  • Barnaamijyada
  • Bilan Media
  • Caafimaadka
  • Caalamka
  • Diini
  • English News
  • Maqal
  • Muuqaal
  • Opinion
  • Podcast
  • Warar
  • WARARKA AF INGIRIISIGA
  • Wararka Idaacadda
  • Wareegga Wararka
  • Wareysiyada
  • World News
  • Xulashada Ciyaaraha
  • Xulasho
  • XULKA WARARKA

Recent Posts

  • White House Releases Footage of U.S. Airstrike in Somalia, Targeting ISIS Militants
  • Kulan Doodwadaag Ah oo Looga Hadlayay Xaaladda Xorriyadda Saxaafadda oo Ka Dhacay Muqdisho
  • UK Prime Minister Issues Strong Warning to Israel Over Gaza Crisis
  • Somali Press Freedom Under Siege: Mogadishu Dialogue Demands Action

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In
No Result
View All Result
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

-
00:00
00:00

Queue

Update Required Flash plugin
-
00:00
00:00