Midowga Musharixiinta oo ka hadlay Jadwalkii ay soo saareen Guddiga doorashooyinka

Golaha Midowga Musharixiinta ayaa si kulul kaga hadlay Jadwalka ay soo saareen Guddiga doorashooyinka  ee heer Federaal, waxaana eedo Culus loo jeediyay madaxweyne Farmaajo.

Qoraal kasoo baxay  ka soo baxay Golaha Midowga Murashaxiinta ayaa logu baaqay shacabka Soomaaliyeed, Dowlad Goboleedyada, bulshada rayadka ah iyo beesha Caalamka in Madaxweyne Farmaajo ay u aqoonsadaan Qasawade, iyagoo sheegay  in Ficiladiisu ay halis gelinaya nabadda iyo xasilloonida dalka.

Hoos ka aqriso War-saxaafadeedka