Madaxweynaha Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta oo taariikhdu tahay 28 October 2018 magacaabay Taliayaha Ciidanka Booliska Puntland.
Xeer Madaxweyne Lr.158 October 28, 2018, kuna saabsan magacaabid Taliaya Ciidanka Booliska Dowladda Puntland.
Madaxweynaha Maamulka Puntland.
Markuu Arkay: Dastuurka Puntland
Markuu arkay: Aqoontiisa iyo Khibradiisa shaqo
Wuxuu Xeeriyey:
1.Waxaa S/Guuto Muxuyadiin Axmed Muuse loo magacaabay Taliaya Ciidanka Booliska Puntland.
- Xeerkani waxa uu dhaqan gelayaa markuu madaxweynuhu Saxiixo wuuna saxiixay madaxweynuhu.