Liiska Musharraxiinta Aqalka sare ee Gobolada Waqooyi oo la shaaciyay

Waxaa goordhaweyd lagu dhawaaqay liiska musharraxiinta xildhibaannada Aqalka Sare ee Gobollada Woqooyi ( Somaliland), iyadoo Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble lagu wareejiyay liiska musharraxiinta.

Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya Cabdi Xaashi Cabdullaahi iyo Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Mahdi Maxamed Guuleed ayuu RW Rooble ka guddoomay Liiska xildhibaannada Aqalka Sare ee Gobollada Woqooyi.

Hoos ka akhriso Liiska Musharraxiinta Aqalka sare ee Gobolada Waqooyi