Hanti dhawraha Qaranka oo soo saaray warbixinta baarista sanadlaha ah ee 2019-ka

Xafiiska hanti dhawraha guud ee qaranka Maxamed Cali Afgooye ayaa soo saaray warbixinta baarista maaliyadeed iyo u hoggaansanka sharciga, taas oo waafaqsan Dastuurka dalka, si loo ilaaliyo hufnaanta maamul maaliyadeed ee dawladda.