Galaha Wasiirada oo xilkii ka qaaday Agaasimihii Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyaddaha

Galaha Wasiirada Xukuumadda Soomaaliya ayaa  shir ay manta yeesheen waxaa ay xilkii ka qaadeen Agaasimihii Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyaddaha Soomaaliya Maxamed Adan Koofi.

Kulanka oo horay loogu wargaliyay in Galaha wasiiradu soo xaadinraan ayaa waxaa uu ahaa mid xasaasi ah, waxaana horay loo filayay kulanka maanta lagu magacaabo Taliayaha hay’adda NISA, balse taa beddal keeda waxaa ay xilka laga qaday  Agaasimihii Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyaddaha Soomaaliya Maxamed Adan Koofi.

Waxaan Xilkii Agaasimaha loo magacaabay Abdulkadir Elmi Ali, kaasi oo noqonaya Taliyaha Cusub.