Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa cambaareyneysay Qaarx Ismiidaamin ah oo caawa lagu bartilmaamadsaday shacab Soomaaliyeed ku qaxweynayey maqaayad ku dhaw isgoyska KM4 ee magaalada Muqdisho.
Ugu yaraan 6 muwaadiniin Soomaaliyeed ah ayaa ku dhintay weerarkaasi halka 8 kalana ay ku dhaawacmeen sida uu xaqiijyay taliska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed.
Hoos ka aqriso Warqad kasoo baxday Dowladda