Dowladda Soomaaliya oo war kasoo saartay khaladaad lagu arkay Manhajka Cusub ee Qaranka

Dowladda Soomaaliya ayaa ka jawaabtay khaladaad lagu arkay maadada Juquraafiga fasalka 4-aad ee dugsiga sare, waxaana dowladdu ay cudurdaar ka bixisay Khaladkaasi.

Hoos ka aqriso War-saxafadeedka