Daraasad: Isbarbardhiga Qorshaha Ammaanka ee Madasha Hoggaamiyayaasha iyo Guddiga Difaaca iyo Amniuga ee BFS.

Agaasimaha Hey’adda Hambo Qaran, Deeq Maxamed Isaaq ayaa so osaaray Daraasaad ay Hay’addiisa ku qiimeynayso Hawlaha Amniga Qaranka, iyadoo dhawaan London lagu qaban doono Shirka Amniga Somalia.

Halkan ka akhriso Daraasaadda oo dhamaystiran:

Comparison Nationl Security Architecture (1)