Wafdi balaaran uu hogaaminaayo wariiska arimaha gudaha iyo federaalka Xukkumadda soomaaliya C/raxmaan Odawaa ayaa lagu waramayaa inuu ku wajahan magaalada Cadaado ee gobolka Galgaduud.
qabab-qaabada soo dhaweynta wasiirka arimaha guda ayaa la tilmaamayaa in ay ka socoto garoonka diyaaradaha magaalada cadaado ee bartamaha dalka soomaaliya.
Ujeedka socdaalka wasiir Odowaa ayaa lagu sheegay xal u helida muranka xoogan ee ka taagan shirka maamul usameynta gobolada dhexe ee dalka soomaaliya.