Taliyihii Ciidanka Booliiska Gobolka Nugaal oo xilkii laga qaaday

Taliska Ciidanka Booliisk Puntland ayaa xilkii ka qaaday taliyaha Guud ee Ciidanka Booliiska gobolka Nugaal.

Wareegto ka soo baxday taliye ku xigeenka 1,aad ee Ciidanka Booliiska puntland Bile Faarax Cali ayaa lagu sheegay in xilkii looga qaaday taliyihii Ciidanka Booliiska Gobolka Nugaal Cabdirashiid Maxamuud Xuseen, waxaana xilkaas loo Magacaabay Faarax Wrsame Cabdiraxmaan.

Hoos Ka Akhriso Wareegtada