Sawirro:-Puntland oo Dekadda Boosaaso ku wareejisay Shirkada DP-World

Maamulka Puntland ayaa Khamiistii manta wareejiyay Dekedda Boosaaso, waxaana lagu wareejiyey Shirkadda laga leeyahay dalka Imaaraatka Carabta ee lagu magacaabo P & O oo qeybka ah shirkada weyn ee DP WORLD.

Munaasabada  lagu wareejinayey heshiiskaas ayaa ka dhacday magaalada Boosaaso, waxaana ka qeybgalay wasiiro katirsan  Puntland iyo Madaxda DP WORLD.

Madaxweynaha Puntland Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa saxiixay heshiiska dhismaha iyo dibu habeynta dekeda magaalada Boosaaso, kaas oo ku kacaya lacag dhan  336Malyan oo Dollar, waxaana la dhisayaa Deked cusub oo dhererkeedu yaahy 450M.

Hoos Ka Daawo Sawirrada Munaasabada Wareejinta

 

About Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

View all posts by Bilan Media