Ra’isul Wasaare Kheyre oo Soo Saaray Wareegto Qeexeysa Xilliga Shaqo Maalmeedka Shaqaalaha Dowladda

Xassan Cali Kheyre ra’isul wasaaraha xukuumada ayaa soo saaray Wareegto ku saabsan, xilliga shaqo ee shaqaalaha dowladda, oo uu sheegay ra’isul wasaaruhu in loo baahanyahay in la xoojiyo shaqada dowladda

Halkaan hoose ka AKHRISO:-