Ra’isul Wasaare Kheyre oo Kormeeray Wasaarada Maaliyada (SAWIRRO)

Ra’isul wasaaraha xukuumada soomaaliya Xassan Cali Kheyre ayaa maanta kormeer shaqo ku tagay xarunta wasaarada Maaliyada, isagoo la kulmay qaar ka mid ah madaxda wasaarada.

Inta uu joogay xarunta wasaarada waxaa uu mid ugalay xafiisayada wasaarada maaliyada, isagoo ukuur galayey shaqada wasaradaas, oo ka mid ah wasaaradaha kuwa ugu shaqada badan ee xukuumada.

Ra’sul wasaraaha ayaa shalay si la mid ah booqday dhow wasaaradood oo uu la kulmay madaxda, islamarkaana uu kala hadlay shaqada wasaaradaha iyo in la xoojiyo

Halkaan hoose ka Daawo SAWIRRADA: