Qarax Ka dhacay Magaalada Muqdisho

Qarax Xoogan ayaa goor dhaw ka dhacay Degmada wadajir Ee Magaalada Muqdisho sida dad goob joogayaal ah ay u sheegen Radio Dalsan.

Qaraxa ayaa ka dhashay Gaari uu watay nin loo maleynayo inuu ka tirsan Yahay Hey’adda Nabadsugida Soomaaliya oo lagu xiray Waxyaabaha qarxa.