Nabadoon Maxamed Xassan Xaad iyo Nabadoon Axmed Diiriye Cali ayaa waxa ay si wadajir ah uga hadleen wasiirada cusub ee uu dhawaan soo dhisay ra’iisul wasaare Xassan Cali Kheere
nabadoonadaan ayaa taageeray xukuumada cusub waxa ayna baaq u direen xildhaibaanada baarlamanka ku waas oo ay ka codsadeen in si dag-dag ah loo meel mariyo wasiirada cusub uu dhawaan ku dhawaaqay ra’iisul wasaaraha Sooamaaliya
Halkan hoose ka dhageso codka nabadoon Axmed Diiriye
Halkan hoose ka dhageso codka nabadoon Maxamed Xassan Xaad