Magaaladda Baydhabo oo goor dhaweyd lagu soo xeray shirka madasha wadatashiga qaran

Shirkii madasha wadatashiga qaran ee 21-kii bishan ka bilowday magaaladda Baydhabo ee xarunta gobolka Bay ayaa goordhaweyd lasoo gabagabeeyay.

Warsaxaafadeedka kazoo baxay shirka ayaa la filayaa in goordhaw loo aqriyo saxaafadda, waxaana shirka madasha wadatashiga qaran ayaa looga hadlay arimaha doorashooyinka 2016, qoondada haweenka dowladda cusub , dastuurka iyo amaanka.

Faahfaahinta oo dhameystiran halkan ka daalaco.