Madaxda Dowladda oo Hambalyo u Diray Shacabka Soomaaliyeed

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud,Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo Ra’iisul  Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke ayaa u diray Hambalyo ku aadan Munaasabada Ciidda Dhamaan Shacabka Soomaaliyeed ee ku nool Dalka iyo Dibadda.

Munaasabadda Ciidda ayaa aaad looga dareemayaa Dalka oo dhan gaar ahaan Caasimadda Muqdisho.

Wasaaradda Diinta iyo awqaafta ayaa Xalay ku dhawaaqday in Maanta ay tahay maalinta Koowaad ee Ciidul Fidriga.