Isku Aadka Tartanka Degmooyinka Bisha Ramadaan Ee Radio dalsan oo Maanta la sameeyey

Guddiga Tartan aqooneedka Bisha Ramadaan ee Radio Dalsan ayaa Galabta sameeyey Qori-tuurka degmooyinka Sanadkaan ku tartamaya Barnaamijka Aqoon iyo Abaalmarin ee Radio Dalsan.

Taranka Ramadaan ayaa Sanadkaan waxaa ku tartami doona ilaa 24 Degmo oo ka kala tirsan gobolka Banaadir iyo gobolada dalka,Soomaaliya.

Hoos Ka Akhriso sida ay iskugus oo aadeen degmooyinka ka qeyb galayaan tartanka.