Haweeneyda ugu da’da weyn ee ka qeyb gashay Orodka Marathonka

Haweeney u dhalatay dalka Maraykanka oo 92-jir ayaa la sheegay inay ka qeyb gashay Tartan Orod ah oo lagu qabtay magaalladda San Diego.

Haweeneydaasi oo lagu magacaabo Harriette Thompson oo 92-sanno ayaa la sheegay inay ka qeyb gashay  Orodka Rock n Roll Marathon, isla markaana ay orodkeeda ku dhamaysatay waqti dhan 7 saacadood, 24 daqiiqada iyo 36 seken.

Markii ay orodka dhamaysatay  ayaa waxaa ku soo xoomay dad fara badan oo u hambalyeeyey.

Harriette Thompson oo deggan Charlotte ee Gobalka North Carolina waxa uu odaygeeda geeriyooday sannadkii hore.

Harriette Thompson 15 Harriette Thompson 13_1 Harriette Thompson 13 Harriette Thompson 12 Harriette Thompson 5 Harriette Thompson 7 Harriette Thompson 10 Harriette Thompson 11 Harriette Thompson 3 Harriette Thompson 4

Waxaa Turjumay Ustaad Nuradin Abokor Ahmed